Madaxweyne Farmaajo oo maanta labo Ujeedo u hortagaya Xildhibaanada Golaha Shacabka

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa maanta oo arbaco ah in uu tago xarunta golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya . Ajandaha kulanka Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ah hadal jeedinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo kalsooni u qaadida Ra’isul Wasaaraha cusub uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaana Xildhibaanada golaha … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo maanta labo Ujeedo u hortagaya Xildhibaanada Golaha Shacabka